Buuq ka taagan xarunta Gollaha Shacabka iyo Xildhibaanadii lagu soo doortay Gedo oo xarunta galay

Buuq iyo ismari waa xooggan ayaa ka taagan xarunta Villa Hargeysa oo maanta lagu wado in ay kulan ku yeeshaan xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka, kulankan ayaana ajandihiisu yahay hadal jeedin iyo xil wareejin. Xarunta Villa Hargeysa ayaa wararku sheegayaan in subaxnimadii hore lagu sii xareeyay xildhibaanadii lagu soo doortay magaalada Garbahaarey, kuwaa oo … Continue reading Buuq ka taagan xarunta Gollaha Shacabka iyo Xildhibaanadii lagu soo doortay Gedo oo xarunta galay